(Sawirro) Taliye Xijaar oo shir xasaasi ah la qaatay Saraakiisha qeybaha Booliska

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa guddoomiyey shir ka dhacay Xarunta Ciidanka Booliska. Waxaa shirkan ka qeyb galay galay dhammaan Hogaamada, qeybta Guud iyo Qaybaha Madaxa Bannaan ee Ciidanka Booliska. Shirka ayaa looga hadlayey qiimeynta howlgallada amniga lagu sugayo oo beryahan ka socday caasimadda Muqdisho iyo horumarada laga gaaray la dagaalanka, … Continue reading (Sawirro) Taliye Xijaar oo shir xasaasi ah la qaatay Saraakiisha qeybaha Booliska